Aqalka sare oo guddi gaar ah u saaray kasoo talo bixinta sharciga doorashooyinka qaran

0
67

Sabti, Janaayo, 04, 2020 (HOL)- Barlamaanka aqalka sare ee Soomaaliya ayaa guddi ka kooban 7 Xubnood ah u xil saaray inay kasoo talo bixiyaan sharciga doorashooyinka Qaran ee dalka.




SOURCE: Aqalka sare oo guddi gaar ah u saaray kasoo talo bixinta sharciga doorashooyinka qaran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.