Aqalka Sare oo joojiyay Wadashaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka (Akhriso)

0
346

Qoraal ay soo saareen Guddiga joogtada ee Golaha Aqalka Sare ayaa waxa ay ku shaaciyeen inay joojiyeen Wadashaqeyntii ay la lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabaka. Qoraalka ayaa waxaa ku saxiixan Guddoomiyaha aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillahi waxaana lagu dalbaday in madaxweyne Farmaajo uu ka jawaabo cabashadooda. Sababaha ay u hakiyeen Wadashaqeyntii ay la lahaayeen Golaha Shacabka […]




SOURCE: Aqalka Sare oo joojiyay Wadashaqeyntii kala dhaxeysay Golaha Shacabka (Akhriso)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.