Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London

0
413

Guddiga kheyraadka qaranka ee golaha Aqalka Sare  ee baarlamaanka federaalka ah ayaa ka soo horjeestay shirka looga hadlayo Shidaalka ee maalinta khamiista ah ka dhacaya magaalada London ee dalka Ingiriiska.
War Saxaafadeed ay guddiga soo saareen ayaa lagu sheegay in shirkaasi xaraashaka ah aanu waafaqsaneyn shuruucda dalka.
Akhriso: Qoraalka:

 





SOURCE: Aqalka Sare Oo Ka Horyimid Shirka Shidaalka Ee London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.