Aqoon-is-Weydaarsi ku saabsan ka hortaga gudniinka Gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho

0
273

Isniin, July, 23, 2018 (HOL)–Tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu soo baxay warka ku saabsan in Daaqa Daahir Nuur oo 10 sano jir aheyd ugu geeriyootay gobollada dhexe dhiig-bax ay ka dhaxashay gudniin lagu sameeyay, ayaa waxaa sii xoogeystay dhaq-dhaqaaqa iyo Ololaha ka dhanka ah sidii loo joojin lahaa dhaqanka ku dhax faafay bulshada ee gudniinka darran ee Gabdhaha.




READ MORE FROM THE SOURCE: Aqoon-is-Weydaarsi ku saabsan ka hortaga gudniinka Gabdhaha oo lagu qabtay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.