Aqoonyahan Daqare “Museveni Hadalkaan Iyo Kuwo Ka Xun Waa Laga Sugaayay”

0
55

Aqoonyahan C/raxmaan Daqare oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo ku aadan hadalkii dhowaan kasoo yeeray madaxweynaha Uganda ee ahaa in Soomaaliya aanay ka jirin dowladnimo.
Waxa uu sheegay Daqare in hadalkaan iyo kuwo ka xunba laga sugayey madaxeynaha Uganda, balse wuxuu tilmaamay in uu caddeeyey nabadda Soomaaliya iney dhib ku tahay.
Daqare ayaa tilmaamay in dowladda federaalka Soomaaliya laga sugayo iney arrintaasi jawaab cad oo geesnimo leh ka qaadato.
Halkaan hoose ka dhageyso:


Goobjoog News




SOURCE: Aqoonyahan Daqare “Museveni Hadalkaan Iyo Kuwo Ka Xun Waa Laga Sugaayay”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.