Arday Soomaali American oo Safar Abaalmarin Cumro ah u soo dhamaatay MInnesota

0
120

Waxaa sanadkii lixaad loo kaxeeyey safar cumro iyo booqashada goobaha taariikhiga ah ee ku yaal magaalooyinka Makah iyo Madiino ardayda kaalimaha hore ka galay tartanka quraanka ee Imaam shaatibi ee sanadlaha ah ee lagu qabto gobolka Minnesota.




SOURCE: Arday Soomaali American oo Safar Abaalmarin Cumro ah u soo dhamaatay MInnesota

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.