Arday Soomaali oo lala xiriirinayo Shabakadda Fetxullaahi oo lagu xiray dalka Turkiga.

0
125

Wakaalladda Wararka ee  dalkaasi (ANADOLU)  ayaa sheegtay  inay Ciiddanka Ammaanka gacanta ku dhigeen 16 Arday Shisheeye ah, kuwaasi oo lala xiriirinayo inay  xiriir la leeyihiin Shabakadda Kooxda Argagixisadda ee  Fatxullaahi (FTCO). Ardaydaasi oo la sheegay inay 10 ka mid ah Somali yihiin, 3 Jabuutiyaan, 2 u dhalatay dalka Gini iyo mid u dhashay dalka Syria […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Arday Soomaali oo lala xiriirinayo Shabakadda Fetxullaahi oo lagu xiray dalka Turkiga.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.