Ardayad Soomaali ah oo lagu la’aa Mareykanka oo dib loo helay

0
372

Gabadhaasi oo  magaceeda lagu sheegay Abiir Macallim ayaa waxay Cilmiga  Kalkaalisenimo (Nursing Student)  ka barataa Kolejka lagu magacaabo  “The Columbus State Community College “ oo ku yaalla Gobalka Ohaayo. Muuqeeda ayaa la sheegay in la waayey maalintii Axadda ee la soo dhaafay (Bishii December 30-dii), xilligaasi oo ay iyada iyo waalidkeeda ka cunteynayeen Baar lagu […]




SOURCE: Ardayad Soomaali ah oo lagu la’aa Mareykanka oo dib loo helay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.