Ardey Aragga La oo markii ugu horeysay ka qeybgaleysa Imtixaanka Shahaadiga ee heer Qaran

0
263

Sabti, May, 11, 2019 (HOL)–Waxaa maanta sirasmi ah u bilaabanaya imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadayso dowladda Federaalka Soomaaliya.




SOURCE: Ardey Aragga La oo markii ugu horeysay ka qeybgaleysa Imtixaanka Shahaadiga ee heer Qaran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.