ARSENAL OO SOO BANDHIGTAY MAALIYADEEDA GURIGA.

0
173

Kooxda Arsenal ayaa soo bandhigtay Maaliyadeeda Cusub oo ay adeegsan doonto Markay ku ciyaarayso Gurigeeda xili ciyaareedka Dambe.

Kooxdan malaha Tababare rasmi ah tan iyo markii uu Arsen Wenger ku dhawaaqay in uu isaga tagay shaqada.

Qaar kamid ah xidigaha kooxdan gaar ahaan xidigaha Ozil iyo pierre emerick aubameyang ayaa soo bandhigay Maaliyadooda cusub ee Gurigooda.

Maaliyadan ayaa waxa ay kaga duwan tahay maaliyadihii hore ee kooxdan ay ku ciyaari jirtay iyadoo ay  markii ugu dambaysay Taariikhda ay kooxdan u soo saarayso shirkada Puma oo qandaraaskeeda ay Arsenal kula jirto uu xili ciyaareedkan ugu dambeeyo.

Funaanadan ayaa ah mid aad u qurux badan waxaana la filayaa in is badalo dhanka numberada ah lagu sameeyo.

 

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.