ARSENAL OO U DHAQAAQDAY SOO XERO GELINTA DAAFAC BIR AH.

0
249

Unai Emery ayaa lafahansan yahay in uu doonayo in uu soo xero geliyo daafac Bir ah oo u dhashay Moroco una ciyaara kooxda Guulaysteyaasha Horyaalka Seri A-da dalkaasi talyaaniga Juventua.

Xidiga ay ku Raad joogto Gunners Arsenal ayaa lagu magacaabaa Medhi Benatia iyadoona uu shaqsi ahaantiisana ku qanacsan yahay in uu yimaado Premier Leage.

ilaa 20 milyan ayay kusoo qaadan doontaa Arsenal hadii sidii loo baahnaa ay qabsoomaan wada hadalada.

 

dhanka kale waxaa lagu soo waramayaa in xidiga daafaca uga ciyaara Brussia Dortmund Sokaratis uu isna qarka u saaran yahay in uu yimaado garoonka kooxda Gunners Arsenal.

waxaa macalikan cusub uu u baahan yahay in qorshihiisa suuqa ee xagaagan si wayn uga fiirsado xidigaha uu soo qaadanayo.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.