Askar ka tirsan ciidamada dowlad gobolleedka Jubbaland oo Qarax miino lagu dilay

0
350

Jimco, Janaayo, 25, 2019 (HOL)- Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed askari ayaa geeriyootay kadib markii maanta barqadii miino dhulka lagu aasay ay la qaraxaday gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland.




SOURCE: Askar ka tirsan ciidamada dowlad gobolleedka Jubbaland oo Qarax miino lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.