Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo ku geeriyootay qarax lala eegtay

0
36

Ilaa lix ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa ku dhimatay qarax miino oo lala beegsaday kolonyo galbinaysay baabuur u socotay garoonka Ballidoogle. Warar aanu ka helnay hay’ado dhinaca amniga ah ayaa sheegaya in askarta dhimatay ay la socdeen baabuur korka ka furan, waxaana uu marayey inta u dhaxaysa magaalooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn. Dhinaca kale, qarax […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo ku geeriyootay qarax lala eegtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.