Askari ka tirsanaa ilaalada Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir oo la dilay

0
448

Askarigaan la dilay ayaa waxa uu ka mid ahaa ilaalada guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir Axmed Xuseen Cadoow (Axmed Daaci),waxaana askarigaas lagu Magacaabi jiray Cabdi Xooshoow. Kooxo ku hubeysnaa bustoolado,isla markaana watay mooto ayaa goobjoogayaal waxa ay sheegeen in ay askariga dhowr Xabadood kaga dhufteen qeybaha Sare ee jirkiisa  xilli uu ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Askari ka tirsanaa ilaalada Guddoomiyihii hore ee degmada Wadajir oo la dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.