Askari la sheegay in uu Nin dhalinyaro ah u dilay lacag Shan Kun oo Shilin Soomaali ah magaalada Jowhar

0
42

Khamiis, December, 26, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ciidamada Hirshabeelle u dilay Shan Kun oo Shilin Soomaali ah mid ka mid ah ganacsatada Kalluunka.




SOURCE: Askari la sheegay in uu Nin dhalinyaro ah u dilay lacag Shan Kun oo Shilin Soomaali ah magaalada Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.