Askari la xiray kadib markii uu toogasho ku dhaawacay eey ilaalo ka ah maqaayad Liido ku taala

0
392

Axmed Baashane taliayaha Booliska saldhiga degmada C/Casiis ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu xiray galabkii khamista askari dhaawacay oo xabad ku dhuftay eey ilaalo ka ahaa maqaayada Beach View ee Xeebta Liido kadib Markii ay soo dacweeyeen maamulka maqaayada. Baashane ayaa sheegay in askariga la sii daayey saaka oo sabti ah ,waxuuna sheegay in xarigiisa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Askari la xiray kadib markii uu toogasho ku dhaawacay eey ilaalo ka ah maqaayad Liido ku taala

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.