Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dishay dhallinyaro Falastiiniyiin ah.

0
200

Askarta Yuhuudda waxay shalay dileen 2 dhallinyaro Falastiin oo uu mid ka mid 14-jir ahaa, iyadoo 415 kalena lagu dhaawacay Dibadbaxyo Nabadeed oo ay Reer Falastiin dhigaan Jimco kasta. Saraakiisha Cafaimaadka Falastiin waxay magacyadda Marxuuminta la dilay ku kala sheegeen Maxamed Al-xamayda oo 24-jir ahaa iyo Yaasir Abu  Al-naja oo 14-jir ah.  




READ MORE FROM THE SOURCE: Askarta Yuhuudda oo toogasho ku dishay dhallinyaro Falastiiniyiin ah.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.