Australia oo yeelatay Ra’iisul wasaare cusub

0
344

Jimco, August, 24, 2018 (HOL) – Australia ayaa yeelaynasa Ra’iisulwasaare cusub, waana Scott Morrison oo ka mid ah masuuliyiinta sare ee xisbiga talada haya Liberal Party, wuxuuna badalayaa Malcolm Turnbull, kaas oo ay meesha ka takhaantukhiyeen rag ay is hayeen oo isla xisbigiisa ka tirsan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Australia oo yeelatay Ra’iisul wasaare cusub

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.