Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

0
376

Waxaa la soo gabagabeeyey doorashada madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, iyada oo la isla gaaray ilaa wareegga 3aad.
Natiijada wareegga 3aad ayaa noqotay:  Cabdi Ibraahim Warsame(Qowdhan) 19 cod iyo  Axmed Cilmi Karaash: 47 cod, waxaana sidaasi ku soo baxay Axmed Cilmi Karaash.
Goor sii horeysay oo maanta ah waxaa madaxweyne loo doortay Saciid Deni, oo Puntland hoggaamin-doona 5-ta sano ee soo socota.
Goobjoog News




SOURCE: Axmed Cilmi Karaash Oo Noqday Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.