Axmed Madoobe : Gacanna dagaalka al-Shabaab ayaan ku wadeynaa gacanna waan ku codeynaynaa

0
90

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo galinkii dambe ee Talaadadda maanta suxufiyiinta kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa sheegay doorashada Jubbaland inay waqtigeeda ku dhacayso.




SOURCE: Axmed Madoobe : Gacanna dagaalka al-Shabaab ayaan ku wadeynaa gacanna waan ku codeynaynaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.