Axmed Madoobe: Madaxda dowladda federalka waxay ku guuldaraysateen inay dalka isku wadaan

0
2

Isniin, December, 16, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowlad goboleedka jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya inay ay ku fashilantay isku wadidda siyaasadda dalka.




SOURCE: Axmed Madoobe: Madaxda dowladda federalka waxay ku guuldaraysateen inay dalka isku wadaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.