Axmed Madoobe oo amar ku bixiyey in la soo xiro Ciidamo ka tirsan Maamulkiisa

0
514

Kadib kulan deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qodobadii looga hadlay waxaa ka mid ahaa weerarkii ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Jubbaland ku qaadeen Xarunta Ciidanka Nabadsugida Jubbaland ee ku taalla Magalada Kismaayo. Madaxweynaha dowlad Goboleedka jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo kulan ka hadlay ayaa waxa uu amar ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Axmed Madoobe oo amar ku bixiyey in la soo xiro Ciidamo ka tirsan Maamulkiisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.