Axmed Madoobe oo Cadeeyey sababta dowladda u fulin la’dahay Xukunada dilalka ah oo ay ridaan Maxkamadaha

0
98

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa markii ugu horeysay cadeeyey sababta dowladda Soomaaliya ay u fulin la’dahay Xukunada dilalka ah oo ay ridaan Maxkamada Ciidamadaha dalka. Isaga oo hadal ka jeedinayey Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ee Kismaayo ayuu sheegay in Madaxda Dowladda midkasta uu heystso Baasabooro Wadamada Shisheeye,isla markaana ay ka baqdin […]




SOURCE: Axmed Madoobe oo Cadeeyey sababta dowladda u fulin la’dahay Xukunada dilalka ah oo ay ridaan Maxkamadaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.