Axmed Madoobe oo shaaciyey sababtii ay u diideen Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

0
146

Wafdigan oo ka kooban toban Xubnood oo ka tirsan Aqalka sare ayaa la kulmay Madaxweynaha Dowald Gobaleedka Jubbaland Axmed Madoobe, Labadiisa kuxigeen, Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland, Wasiiro iyo Xildhibaano. Guddigan oo shalay gaaray magaalada Kismaayo ayaa ujeedadoodu waxay tahay xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed […]




SOURCE: Axmed Madoobe oo shaaciyey sababtii ay u diideen Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.