Axmed Madoobe : Waxaan Garaawsaday in madaxweyne Farmaajo aan fadhiggiisa ugu tago

0
33

Jicmo, Maarso, 15, 2019 (HOL) –Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii ugu horeysay ka hadlay halkii uu ku danbeeyay khilaafkii kala dhaxeeya dowladda dhexe, ayaa sheegay in si guud looga heshiiyay khilaafka, islamarkaana waxa yar ee dhiman la dhameystirayo.




SOURCE: Axmed Madoobe : Waxaan Garaawsaday in madaxweyne Farmaajo aan fadhiggiisa ugu tago

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.