Axmed Shide oo loo doortay hogaamiyaha xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Itoobiya

0
98

Axad, August, 12, 2018 (HOL) –Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Axmed Shide oo ah wasiirka Isgarsiinta Itoobiya loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha xisbiga Dumoqaraadiga Soomaalida Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Axmed Shide oo loo doortay hogaamiyaha xisbiga Dimoqaraadiga Shacabka Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.