Ayax dhibaato ku haya dhulbeereedka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

0
29

Jimco, December, 27, 2019 (HOL)-Beeraleyda ku dhaqan labada gobol Hiiraan ayaa Shabeellaha Dhexe ayaa la tacaalaya sidii ay uga hortagi lahaayeen Ayax duulaan ku ah tacabka Beeraha kuwaa oo marka ay ku dagayaa beeraha idleysanaya wixii dalag ah ee ku yaala.




SOURCE: Ayax dhibaato ku haya dhulbeereedka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.