Baaq iyo Tacsi loo dirayo reer Buuhoodle

0
328

Isniin, August, 13, 2018 (HOL)– Qaar amid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ka soo jeeda goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen uga hadlay dhacdo dil ah oo dhawaan loo geystay Ganacsato iyo aqoonyahan reer Buuhoodle ah kuwaas oo sida ay sheegeen ka mid ah dadka isbadalka Horumarineed ka waday deegaanadaasi.




READ MORE FROM THE SOURCE: Baaq iyo Tacsi loo dirayo reer Buuhoodle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.