Baarlamaanka dowlad deegaanka oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca Ismaamulka Soomaalida

0
356

Jimco, September, 07, 2018 (HOL)– Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go’aamo masiir ah, iyaga oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca ismaamulka Soomaalida.




SOURCE: Baarlamaanka dowlad deegaanka oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca Ismaamulka Soomaalida

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.