Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kala direy Garsoorkii Maamulkaas

0
543

Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta kulankii Kulankii 9-aad ee kalfadhigii afaraad ku yeeshay xildhibaanada baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle kaas oo ay uga hadleen qodobo dhowr ah. Kulanka waxaa Maanta hortegay oo Baarlamaanka ay Su’aalo lagu weeydiiyeen Wasiirka Cadaaladda Maamulka Hir-Shabeelle Cawaale Ciimoow Cabdi. Xildhibaan ka tirsan baarlaamanka Hir-Shabeelle oo kulanka goobjoog ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo kala direy Garsoorkii Maamulkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.