Talaado, July, 17, 2018 (HOL) – Baarlamaanka dalka Masar ayaa Isniinti shalay ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda Masar haddii ay dhigtaan bankiyada dalkaasi lacag dhan $400,000 afar boqol oo kun oo dollar.
READ MORE FROM THE SOURCE: Baarlamaanka Masar oo Ansxiiyay Xeerar Cusub