Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay ajandaha kalfadhiga 41-aad

0
329

Isniin, June, 25. 2018 (HOL)-Baarlamaanka Puntland oo Isniinta maanta ah fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe ayaa meelmariyay ajandaha muddada uu socdo kalfadhiga 41 aad.




READ MORE FROM THE SOURCE: Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay ajandaha kalfadhiga 41-aad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.