Baarlamaanka Puntland oo Go’aamiyey xilliga ay dhaceyso doorashada iyo soo xulista Baarlamaanka

0
439

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta wax ay kulan ku yeesheen Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal,waxa ay uga hadleen doorashada ku soo fool leh maamulkaas,maadaama waqtigiisa xilheynta uu  dhamaaday madaxweyne Cabduweli maxamed Cali Gaas. Xildhibaanada ayaa waxa ay Go’aamiyeen xilliga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Puntland,iyaga oo isku raacay in Doorashada Puntland ay dhacdo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Baarlamaanka Puntland oo Go’aamiyey xilliga ay dhaceyso doorashada iyo soo xulista Baarlamaanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.