Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)-Xildhbaaannada ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, laakiin ka soo jeeda Koonfur Galbeed ayaa sheegay in kulamada ugu soo horeeya ee Golaha Shacabka horgeyn doonaan cabasho ka dhan ah tacadiyada ka jirta Waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.
READ MORE FROM THE SOURCE: Baarlamaanka Soomaaliya oo dood ka yeelan doona tacadiyada ka jira Waddada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo