Baarlamaanka Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay warbixintii Guddiga Maaliyada

0
268

Sabti, November, 24, 2018 (HOL)- Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka shir Guddoominayay ayaa sheegay in guddoonka golaha ay soo gaartay Warqad ay ku saxiixan yihiin toban Xildhibaan oo ka mid ah Guddiga Maaliyadda, taasoo ujeedkeedu uu yahay tabasho ka dhan ah warbixin maaliyadeedka meelmarinta qoondada Miisaaniyada 2018-ka.




SOURCE: Baarlamaanka Soomaaliya oo raali galin ka bixiyay warbixintii Guddiga Maaliyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.