Baarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

0
173

Mudanayaasha Barlamaanka dalkaasi waxay shalay ansixiyeen xilli-kordhinta Ciiddanka Turkishka ee ka hawl-gala Deegaanadda Istaraatijiyadda ee ku yaalla Somalia, Gacanka Cadmeed iyo Badda Carbeed. Barlamaanka dalkaasi waxay sheegeen inay ansixiyeen Mooshin ay Xukuumadda Turkiga u soo gudbiyeen oo ku aadanaa ansixinta xilli-u-kordhinta Ciiddankaasi, iyadoo la isku raacay inay ciiddankaasi sii hawl-galaan ilaa bisha Feberaayo 10-da ee […]




SOURCE: Baarlamaanka Turkiga oo mudo kordhin u sameeyay Ciiddankooda ku sugan Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.