Bam Gacmeed Caawa lagu weeraray fariisin Ciidamada dowladda ku leeyihiin Muqdisho

0
324

Caawa ayaa waxaa Bam gacmeed lagu weeraray fariisin ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya ay ku leeyihiin meel an ka fogeyn isgoyska Baar Ubax ee Magalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in jugta bambada lagu weeraray ciidamada Nabadsugida eek u sugan baar Ubax ay maqleen,kadibna ay dhacday rasaas aan badneyn. Inta la […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Bam Gacmeed Caawa lagu weeraray fariisin Ciidamada dowladda ku leeyihiin Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.