Bam gacmeed Caawa lagu weeraray mid kamid ah Xarumaha maamulka Gobolka Banaadir

0
95

Kooxo hubeysan ayaa Caawa bam gacmeed ku weeraray Xarunta degmada Waaberi ee gobolka Banaadi, kadib salaadii maqrib. Weerar kadib ayaa waxaa xarunta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadi laga maqlay rasaas xoogan oo ay rideen ciidamada ilaalada ka ahaa xarunta sida aan warar ku helnay. Dad ku sugnaa goobta xiliga uu weerar dhacayay ayaa dalsan u […]




SOURCE: Bam gacmeed Caawa lagu weeraray mid kamid ah Xarumaha maamulka Gobolka Banaadir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.