Banaan-bax maanta ka dhacay Xaafadda Addis kella ee Diridhabe

0
53

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)–Xaafada Addis kella ee Diridhabe waxaa maanta ka dhacay banaan bax ay isugu soo baxeen shacabka Soomaaliyeed ee xaafaddaas deggan iyagoo watay boodhadh ay ku qornaayeen ” Waxaanu doonaynaa Cadaalad “.




SOURCE: Banaan-bax maanta ka dhacay Xaafadda Addis kella ee Diridhabe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.