Banaanbax ka socda Xaafado ka tirsan Muqdisho

0
363

Qaar ka mid ah dadka degan inta u dhaxeysa Isgoysyada Sos iyo Ex-koontorool Balcad ayaa waxa ay dhigayaan banaanbax ay uga soo horjeedaan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM. Banaanbaxaas ayaa ka dambeysay markii Ciidamada Amisom ay dileen Saddex ruux oo fadhiyay Goob maqaaxi ah,kadib markii kolonyo ay la socdeen Ciidamada Amisom qarax miino lagula eegtay […]




SOURCE: Banaanbax ka socda Xaafado ka tirsan Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.