Bandhig Aqoonneed oo ay ka qeybgaleen in ka badan 3, 000 ardey ah oo la soo gabagabeeyay

0
202

Khamiis, Maarso, 21, 2019 (HOL)- Bandhig aqooneed socday muddo saddex cisho ah ayaa lagu soo gebagebeeyey xarunta kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Benaadir oo ku yaalla degaanka km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho.




SOURCE: Bandhig Aqoonneed oo ay ka qeybgaleen in ka badan 3, 000 ardey ah oo la soo gabagabeeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.