Bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Laascaacood ee xarunta Gobolka Sool

0
22

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Madal si qurux badan loo soo abaabulay oo ay isgu yimaadeen Culimo, aqoonyahan, siyaasiyiin, waxgarad , suugaanyahan, fanaaniin iyo marti sharaf tiro badan ayaa waxaa furitaanka kulankani ku soo dhaweeyay duqa dagmada laascaanood C/casiis xuseen wuxuuna xusay inuu si kal iyo laab ah ugu soo dhaweenayo magaalada wufuuda kal duwan ee maalmahanba ku soo qulqulaysay gobolka.




SOURCE: Bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa maanta lagu qabtay magaalada Laascaacood ee xarunta Gobolka Sool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.