Isniin, June, 25. 2018 (HOL) – Magaalada Garoowe, ee xarunta Puntland ayaa lugu qabtay bandhiga xeerka isgaarsiinta Soomaaliya , waxaana ka qeybgalay madaxweynaha Puntland iyo wasiirrada isgaarsiinta dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka.
READ MORE FROM THE SOURCE: Bandhiga Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo lugu qabtay Garoowe