Bankiga Aduunka oo sheegay in uu kocbay dhaqaalaha Soomaaliya

0
28

Jicmo, September, 14, 2018 (HOL)-Bankiga adduunka oo dabaacay warbixintiisii saddexaad ee la xiriirta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba.




SOURCE: Bankiga Aduunka oo sheegay in uu kocbay dhaqaalaha Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.