Axad, July, 15, 2018 (HOL)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa tagay dalka Kenya, halkaasi oo ay kaga bilaabatay booqasho labo maalin ah, waxaana Aqalka Madaxtooyada Kenya ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.
READ MORE FROM THE SOURCE: Barack Obama oo tagay magaalada Nairobi