Barlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaanimo ka qaaday guddomiyihii hore ee barlamaanka Puntland

0
213

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Barlamaanka Puntland ayaa maanta xasaanadii xildhibaanimo ka qaaday guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), kadib markii lagasoo gudbiyay mooshin.




SOURCE: Barlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaanimo ka qaaday guddomiyihii hore ee barlamaanka Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.