Barlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay sharciga cusub ee doorashooyinka Soomaaliya

0
20

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa goor dhowayd ansixiyay Sharciga cusub ee doorashooyinka Qaranka heer Federaal ee Soomaaliya, kadib markii ay maanta dood culus ka yeesheen.




SOURCE: Barlamaanka Soomaaliya oo meel mariyay sharciga cusub ee doorashooyinka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.