Bas u socday Godey oo shil ku galay meel u dhaw magaalada Jigjiga

0
33

Axad, December, 08, 2019 (HOL)-Bas ay leedahay Shirkadda Falcon couch oo ku socday magaalada Godey ayaa maanta shil ku galay meel aan sidaa uga fogayn magaalada Jigjiga.




SOURCE: Bas u socday Godey oo shil ku galay meel u dhaw magaalada Jigjiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.