Baydhabo oo lagu kala adkaaday

0
337

Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyadu waxay ku shirsanyihiin Baydhabo, halkaas oo uu uga furmay shirkii caadiga ahaa ee Amaanka Qaranka. Wax ka yar bil ka hor ayey madaxda maamul goboleedyadu ku kulmeen Baydhabo iyagoo soo saaray qodobo aan farxad gelin Dowlada dhexe oo qaarkood lagu dhaliilayey. Waa markii ugu horaysay ee labada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Baydhabo oo lagu kala adkaaday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.