Beeralleyda dalka Mareykanka heli doona lacag dhan 12 bilyan oo dollar

0
22

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL)–Beeraleyda Mareykanka ayaa heli doona 12 bilyan oo dollar oo gargaar deg deg ah si ay uga caawiso khasaaraha la filayo inuu kasoo gaaro siyaasadaha ganacsi ee Madaxweyne Trump.




READ MORE FROM THE SOURCE: Beeralleyda dalka Mareykanka heli doona lacag dhan 12 bilyan oo dollar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.